Wararka Real Madrid aya wajahaysa xalad adag gudaha kooxda ka dib markii muran so dhax maray Federico Valverde iyo Tchouameni.intii lagu jiray tabatka kooxdu waxay furtay baadhitaan rasmi ah oo arintan ku sahabsan Maxan kala soconaa xalada halkan ka akhri xogo qarsoon iyo warbixino Suga

Halista Real Madrid
Federico Valverde. ayaa Dhawac madaxa kaso gaadhay ka dib muran dhax maray Tchoumeni waxana la shegaya inuu maqnan dona mudo Malmo ah koxda waxay ubahan tahay macalin adag kala xaka mayn kara Herka kooxdu ku jirgo waligeed may gadhin xal deg dega ayay ubahantahay real mardrid.
Wararka Real madrid Waxay isku diyarinaysa El Clsico Kulanka Barcelona toddobaadkan kulan go.Aamin kara tartanka La liga Kylian Mbappe iyo Vinicius Junior ayaa la filaya inay hogamiyaan Wareerka Kooxda Halista ugu badan kooxdu waa jahaysa waa dagalka sokeye ka dhax qarxay qolka Labiska

Kylian Mbappe Guldaro miyaa
Tageerayaal badan ayaa sii wayn uga hadlay Xalada Kylian Mbeppe ka dib Safar uu galay iyadoo kooxdu. Ku jirto Xalad adag balse maamulka koxda ayaa shegay inaysan jirin Qorshe koxda laga diri karo Mbappe. Dadbadan ayaa ka codeyay Baraha Bulashada halkana waxay dalbanyaan in kooxda laga diro Mbappe
Ferland Mendy ayaa wajahaya dhaawac culus oo laga Yaabo inuu halis galiyo Mustaqbalkiisa ciyaareed Wararka qaar ayaa shegaya Xitaa inuu ka fakarayo inuu ka fadhiiisto ciyaraha Dhawac Badan dartood Marar badan ayaa wuxu galay halis badan dhawacyo so noq noqday Ciyaartiisana hos udhigay

Vinicius Junior’s Xili Adag
Vinicius Junior ayaa wajahaya xili adag in kasto wali yahay ciyaar yahan halis badan Hadana kooxaha kaso horjeeda ayaa si gaara diirada usaaraya sidii lo joojin laha mararka qaar wuxu la kulma Xanaaq iyo cadadis kaso gadha garomada kala duwan taaso Samayn badan ku yeelata qaab ciyaaredkiisa Ciyaar yahankan.
Ugu dabayntii xalada hada ka tagan Real madrid waa isku darka dhibaatoyiin badan
Kooxdu waxay Wajahaysa Xaqabado Cakiragan Xaladu halis badan balse wali waxay ledahay awod badan Waxayna Noqon karta Boqorada yurub ugu halista badan sidii hore Masraxa Ciyaraha ugu Laban karta
Hadii Ad Qormadan Akhrisay Fikirkaga Commented Nagu reeb Maxay kula tahay Adiga Maxa ku tilmami lahayd Xalada Real madrid Bur Bur mise Wayo kalo Qurux badan maxa Sababay Dagalka gudaha Aragti

Woow
warbixin wangsan wooow
Wowowokwkw