Ciyaraha Manta

Ciyaraha Manta

Liverpool vs Chelsea kulankan waa kan ugu wayn manta Liverpool Waxay ku ciyarayan garoonkoda Anfield taas oo siin karta awood badan waxayna samayn karan guul iyo Ciyaar Xiiso xabarsaran wakhtigan waxay ku jirta Liverpool Xili iska dalan kala dadsaan dhanka macalinka inta badan eda lasaraya

Chelsea Waxay ku jirta ?

Xalada Chelsea wakhtigan ay ku jirta waa mid ad uliidata waxa laga badiyay ciyarihi ugu dan beyay waliba Xidhidha ayay guldaraysanasay Xalada aya ku jirto waa mid ka duwan siday ahan jirtay bilawgii Sanadka Ciyaarta manta Liverpool waxay ku badnan karta kubad haysashada Chelsea Waxa isku dayi werar celis

Kulanka udhaxeeya koxahan markasta wuxu leyeahay xiiso gara waxa ka dhaxaysa tariikh dheer iyo cadawad qangadhay waxa ka dhaxeeya Xasuuso gara Ciyaro tariikhda galay iyo tageerayal badan Tabaraha koxda Liverpool wuxu jecel yahay weerar degdeg ah Markay gool leyihiin iyo cadadis

Xalada Chelsea Wakhtigan

kooxdu waxay ku jirta xalad dib udhis iyo isku habayn ah waxay ledahay Ciyaaryahano da.yara lkn waxa ka muqata khibrad la,aan Chelsea waxay isku dayi doonta inay difaac adag ciyaarto wax badan is adkaysoo Mesha ciyaarta lagu kala badin karo khadka dhexe hadii Liverpool xukumaan khadka dhexe maxa dhacaya

Markasta waxa awood badnan donta koxda khadka dhexe mamusha Liverpool waxay buxin karat khadka Marka Chelsea waxay la kulmi donta cadadis badan iyo culays jogta ah hadii khadka dhexe laga qabsado lakiin hadii warer celis deg deg ah Chelsea Samayso Khatarta aya ku badnan karta Liverpool

Manchester City Manta

Ciyaraha Manta Manchester City manta waxay la ciyaraysa kulan muhiib ah aad lo wada sugayo koxda Brentford Premier Ciyaartan waxa lagu ciyarayaa garoonka Caanka ah Etihad Stadium oo mar kasta City ay ku adag tahay Kulanka muhiimadiisi waa mid wayn maxa yelay wali city waxay ku jirta Tartanka Premier league

Mancherter city sanadihii ugu dabeyay waxay noqotay koox halis badan laga cabsado waxna laga qaban. Macalinka city wuxu jecel yahay in kooxdiisu sii buuxda umamusho ciyarta maraka ay kubada haystaan koxaha kale way ku adkata inay ka qataan waxay cadis bacan saran difaca iyo adkaysi Ciyaraha Manta

https://shutegamer.com

b

Leave a Comment

Comments

No comments yet. Why don’t you start the discussion?

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *